Tababarka orodka

MustafaMohamed
Tababar bilaash ah la qaado orodyahanka Musse!

Waxaan ku faraxsanahay in aan idin ogeysiino in Mustafa Maxamed uu noqday tababaraha tartanka orodka Bergsjön. Maalinta Isniinta , 22 Juulaay 18 saac, dhammaantiin waxaan idinku soo dhawaynaynaa si aad bilaash ugula kulantaan orodyhanka kaalinta ugu horreeyso kaga jira dalka Iswiidan.

Soo sheegid looma baahno, Kulankeenu waa barxanta xarunta caafimaadka saacaduna waa 18 saac.

1 	Mustafa Mohamed SWE 		29.38,73
Mustafa ”Musse” Mohamed

Mustafa Mohamed waxaa uu ku dhashay dalka Somaliya, Iswiidan waxaa uu yimid isagoo 11 jir ah. Wuxuu ka qeeb galay tartaano fara badan ee ciyaaraha Olimbikada isagoo Iswiidan matalaaya iyo kuwo kale oo badan. Wuxuu ku noolaa Bergsjön wuxuu isniinta imaanaayaa isagoo idin siin doono tabar orod oo lacag la’aan ah. Kulankeenu waa barxada xarunta caafimaadka, saacaduna waa 18 saac.

Ma loo baahno in aad is diiwaan gelisaan, waa iska imaada oo keliya halkaasi.

Mostafa Mohameds Website mustafamohamed.se.

Read more about Bergsjöloppets Training.

Photos: From Mustafamohamed.se